Guddiga Garsoorka ee aqalka sare oo yeeshay kulan gaar ah – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Compartilhar


Muqdisho(SONNA):-Guddiga Garsoorka, Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah, ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo ay ku falanqeynayaan hannaanka akhrinta iyo sixitaan lagu samaynayo Hindise sharciyeedla kaalmo sharciyeedka Federaalka.

Kulanka oo ay shir guddoominaysay Guddoomiyaha Guddiga Sanatar Naciima Xasan Xaaji (Gadhweyne), ayaa dood, falanqayn iyo gorfayn ay qayb ka ahaayeen sharciyaqaannada Golaha waxaa lagu go’aamiyay in loo yeero Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS; si loola yeesho waydiin oraaheed iyo fasiraad dheeraad oo looga baahday hindise sharciyeedka kaalmo sharciyeedka Federaalka.

 



Source link

spot_img

Veja também

orages et pluies attendus sur plusieurs régions jusqu’au mardi soir

L’Agence nationale de l’aviation civile et de la...

مجلس وزاري

أشرفت رئيسة الحكومة السيدة سارة الزعفراني الزنزري صباح...
- Advertisement -spot_img