Ciidanka Amniga oo gacanta ku dhigay Eedaysaneyaal loo haysto dil ka dhacay qaayib – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Compartilhar


Mudug(SONNA):-Ciidamada Ammaanka ee ka howlgala Galmudug ayaa soo qabtay laba ka mid ah saddex eedeysane oo dhawaan aagga deegaanka Qaayib dil ugu geystay haweeney iyo carruur ay dhashay, kadib howlgal qaatay ku dhawaad 24 saacadood.

Ciidamada ayaa weli ku raad-jooga eedeysane kale oo la aamisan yahay inuu ku lug lahaa dilka dadkaas, sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha hoggaamineysa howlgalka.



Source link

spot_img

Veja também

- Advertisement -spot_img