Tababar sare oo bahda Cadaaladda uga furmay Nairobi – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Compartilhar


Nairobi (SONNA): Tababarkan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ujeedkiisu yahay in la xoojiyo hoggaan wax-ku-ool ah oo horseeda dib-u-habeynta nidaamka cadaaladda dalka.

Tababarkan heerkiisu aad u sarreeyo ayaa waxaa ka qeybgalaya Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JFS, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Safiirka JFS ee Kenya, Wasiirrada Caddaaladda dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Federaalka, Agaasimayaal Guud iyo saraakiil sare oo matalaya hay’adaha muhiimka ah ee cadaaladda heer federaal iyo heer dowlad-goboleed.

Tababarkan ayaa ah tallaabo istiraatiiji ah oo lagu dhisayo awood hoggaamineed oo mideysan, taas oo kor u qaadaysa iskaashiga iyo hannaanka waxqabad ee bahda cadaaladda Soomaaliyeed.



Source link

spot_img

Veja também

Aïssatou Diop Fall dénonce un harcèlement ciblé contre PUBLICSN TV

La Présidente Directrice Générale du groupe PROD’ADF, éditrice...

تقديم التعازي باسم رئيس الجمهورية لأسرة عمدة بلدية تولل

قدّم الحاكم المساعد لمقاطعة مقامة،سيدي محمد ولد الب...

رئيس الحكومة يستقبل محافظ البنك المركزيّ التونسيّ

وتناول اللّقاء نشاط البنك المركزيّ وأهمّ المؤشّرات الاقتصاديّة...

تطوير بحيرة المنزلة

بمساحة ٤٠٤,٦٩ كم2 بالتخلص من الملوثات والتعديات، بتكلفة...

Presidente do conselho mundial de diamantes presente na Conferência Internacional de Minas

Notícias de Angola – A Conferência Internacional de Minas...
- Advertisement -spot_img