Soomaaliya iyo Jabuuti maalintii Afaraad ka shiraya arrimaha Awqaafta iyo Diiwanka Sakada – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Compartilhar


Djibouti-(SONNA)-Waxaa maalintii 4aad Magaalada Jabuuti ka socda shir Aqoon isweydaarsi ah oo ay yeelanayeen Wasaaardda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka XFS iyo Wasaaradda Diinta, Dhaqanka iyo Awaafta ee jamhuuriyadda Jabuuti.

Kulankan labada Wasaaradood ayaa ku saleysan xoojinta wada shaqeynta labada dhinac iyo khibrad isweydaarsi ku aaddan dhinacyada Awqaafta iyo Diiwanka Sakada, kaas oo qeyb ka ah qorshaha isbeddelka Qaran ee Soomaaliya ee la doonayo in Wasaaardda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka ay hirgeliso.



Source link

spot_img

Veja também

- Advertisement -spot_img