Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka Netherlands kaga qeyb galay xafladda sanadlaha ah ee CMD Awards

Compartilhar


The hague(SONNA):-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala), iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa magaalada The Hague ee dalka Netherlands kaga qeyb galay xafladda sanadlaha ah ee CMD Awards.

Munaasabaddan waxaa Wasiir Al-Cadaala ku wehliyay Safiirka Soomaaliya ee magaalada Brussels ee dalka Belgium, saxafiyiin rug-caddaa ah, iyo mas’uuliyiin kale oo Soomaaliyeed oo xilal ka haya dalka Netherlands.

Xafladda oo si weyn loo soo agaasimay ayaa lagu guddoonsiiyay abaalmarinno kala duwan muwaadiniin Soomaaliyeed oo horumar la taaban karo ka sameeyay ganacsiga, iyagoo tusaale u noqday dadaalka iyo kartida qurba-joogta Soomaaliyeed.



Source link

spot_img

Veja também

Haddas Ertra 25 October 2025

Haddas Ertra 25 October 2025 Source link

comment un agent est parvenu à détourner 118 millions…

K. B. Badiane, agent commercial de la Sénégalaise...

اجتماع مجلس الوزراء

وفي افتتاحه لهذا المجلس، نوّه رئيس الحكومة بروح...

بيت شباب طرابلس ينظم يومًا ترفيهيًا لأطفال دار الرعاية.

ليبيا/طرابلس/شباب/رعاية/أطفال/ترفيه Source link

المدرسة المصرية اليابانية بالعاشر من رمضان 2

مساحة المدرسة ٩١٥٢,٣٢م٢، تتكون من ٢٢ فصل دراسي...
- Advertisement -spot_img