SoDMA oo raashiin ka qaybisay qaybo ka mid ah degmooyinka Hirshabeelle – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Compartilhar


Muqdisho-(SONNA)-Wajiga koowaad ee mashruuc cunno qeybin ah oo socon doona muddo saddex bilood ah ayaa laga billaabay degmooyinka Jalalaqsi iyo Balcad, kuwaas oo ka wada tirsan Hirshabelle.

Inta lagu guda jiro wajigan hore, waxaa ka faa’iideystay 5,705 qoys oo ku nool labada degmo.

Mashruucan waxaa si wadajir ah u hirgelinaya Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) iyo African Risk Capacity (ARC), kuwaas oo iska kaashanaya sidii gargaarka bini’aadantinimo loo gaarsiin lahaa dadka u baahan waqtiga ugu habboon.



Source link

spot_img

Veja também

رئيس الحكومة يجري اتصالا هاتفيا برئيس حكومة الوحدة الوطنية الليبية

وقدّم رئيس الحكومة لنظيره الليبي، في هذا الظرف...

مصر وأمريكا تتفقان على مواصلة التنسيق بشأن الأزمة الليبية.

ليبيا ، مصر ، أمريكا ،اتصال هاتفي . Source...

تطوير وتوسعة طريق القاهرة / العين السخنة

لاستيعاب الكثافة المرورية للكيانات العمرانية والصناعية، بتكلفة 1,32...

Fake news passam a ser crime, Governo leva proposta de responsabilização ao Parlamento

O Governo angolano deu esta segunda-feira, 27, mais um...
- Advertisement -spot_img