Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka ganacsi ee labada dal – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Compartilhar


Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Maxamuud Axmed Aadan (Geesood) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper Aktas.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka ganacsi ee labada dal, kobcinta fursadaha maalgashi iyo ballaarinta iskaashiga warshadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga.

Wasiirka ayaa xusay muhiimadda ay leedahay iskaashi dhaqaale oo wax ku ool ah, kaas oo kor u qaadaya horumarinta ganacsiga iyo warshadaha dalka.

Ugu dambeyn, labada dhinac ayaa isku raacay in la sii xoojiyo wada-shaqeynta iyo iskaashiga dhanka ganacsiga iyo maalgashiga ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga.



Source link

spot_img

Veja também

Le Canada se dit « horrifié » par le massacre de plus de 2 000 civils à El-Fashir

Le Canada a officiellement condamné ce mercredi les...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Jabuuti (SONNA):  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan...

رئيسة الحكومة تشرف على جلسة عمل وزارية

وأكد المجلس على ضرورة استكمال كل الأطر القانونية...

إنشاء محور بني مزار / البويطي

بطول ١٩٦ كم لربط المنيا والوادي الجديد وخدمة...
- Advertisement -spot_img