Danjire Ilyaas Cali Xasan oo la kulmay Guddoomiyaha gobolka Haut Katanga – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Compartilhar


Muqdisho,(SONNA):- Danjiraha Dowladda Soomaaliya u qaabilsan dalalka Tanzania iyo DRC Congo Mudane Ilyaas Cali Xasan ayaa kulan laqaatey Guddoomiyaha gobolka Haut Katanga ee dalka DRC Kongo Martin Kazembe Shula oo ay Soomaalida ugu badan deganyihiin.

Sidoo kale kula ka, waxaa qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka gobolkaas Michel Kabwe Mwamba iyo duqa magaalada Lubumbashi Hon. Patrick Afwimbi Mumamba.

Danjiraha ayaa masuuliyiinta uu lakulmay waxaa uu kala hadlay arrimo muhiim ah oo ay kamid tahay sidii dadka Soomaaliyeed ee degan dalka Kongo u heli lahaayeen adeegyada ay u baahan yihiin kuwaas oo kaga xiran Dowladda.



Source link

spot_img

Veja também

إنشاء كوبري الفنجري الجنوبي بمدينة نصر بمحافظة القاهرة

لتقليل مسافة الرحلات بين شرق محافظة القاهرة وغربها،...

PALMA- Servir Angola realiza IV congresso ordinário 

Por Pro Última atualização Out 24, 2025 Notícias de Angola –...

تنظيم يوم علمي حول إدخال التلقيح الاصطناعي في المستشفى العمومي

يستخدم هذا الموقع ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربتك....

جلسة عمل وزارية

وقد حضر هذه الجلسة كل من وزيرة المالية...
- Advertisement -spot_img