Dowladda oo gacanta kusoo dhigtay eedeysane baxsada ka ahaa hey’adaha Cadaaladda – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Compartilhar


Muqdisho(SONNA);-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo kaashanaya Booliska Soomaaliya qeybta la shaqeysa Booliska Caalamiga ah ayaa dalka Rwanda kasoo qabtay eedeysane Jaamac Cabdi Maxamuud oo baxsad ka ahaa hey’adaha Cadaaladda, kaas oo ku eedeysan Kufsi, Duubis muuqaalo anshax xumo ah, iyo tacaddi loo geystay gabdho Soomaaliyeed.

 



Source link

spot_img

Veja também

إنشاء مجمع المصانع الغازية بأبو رواش بالجيزة

يقع على مساحة 46 ألف م2 ليصبح إجمالي...

تساقط كميات من الأمطار على بعض مناطق البلاد

يستخدم هذا الموقع ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربتك....

اجتماع مجلس الوزراء خصّص للنّظر في عدد من مشاريع القوانين والأوامر

✅نيابة عن سيادة رئيس الجمهوريّة، الأستاذ قيس سعيّد،...
- Advertisement -spot_img