Guddi KMG ee soo xulista Baarlaanka Bariga Afrika oo shiray – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Compartilhar


Muqdisho-(SONNA):- Guddiga ku meel gaarka ah ee soo xulista Xildhibaannada Soomaaliya ku matelaya Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika oo maanta yeeshay kulankoodii koowaad, ayaa diyaariyay Jadwalka shaqo ee Guddiga iyo hannaanka habraaca doorashada xubnaha Soomaaliya ku mateli doona Golaha sharci dejinta ee Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika.

Kulanka oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha guddiga Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux), ayaa Xubnaha Guddiga waxa ay dood iyo falanqayn dheer kadib go’aamiyeen jadwalka shaqo iyo shuruudaha laga rabo xubnaha tartamayaasha iyo waxyaabaha looga baahan yahay musharraxiinta u tartamaya xilka Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika.



Source link

spot_img

Veja também

Por 20 mil kwanzas jovem de 30 anos mata cunhado no Bié 

Na província do Bié, um jovem de 30 anos,...

Haddas Ertra 12 October 2025

Haddas Ertra 12 October 2025 Source link

رئيس محكمة الحسابات : المحكمة تمارس صلاحياتها بكل حرية وبدون أي تدخل

أكد رئيس محكمة الحسابات السيد احميده أحمد، أن...

مؤتمر طوكيو الدّولي للتّنمية في إفريقيا

رئيسة الحكومة السيدة سارة الزعفراني الزنزري تحضر اليوم...
- Advertisement -spot_img