Horjooge ka tirsan Khawaarijta oo goordhow la khaarijiyay – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Compartilhar


Muqdisho,(SONNA):- Howlgal qorsheeysan oo goordhow ka dhacay deegaanka Mubaax ee gobalka Hiiraan ayaa lagu dilay Horjooge Cali Axmed Guure oo loo yaqaanay (Cali Qoyane) kaas oo ahaa horjooge dhiigyo cab ah oo dhibaatooyin badan ka gaystay gobolka Hiiraan.

Warbaahinta Qaranka ayaa goordhow baahinta doonta faah-faahinta howlgalka iyo xogta horjoogaha Khawaarinta.



Source link

spot_img

Veja também

- Advertisement -spot_img