Maareeyaha Dekadda oo balan qaaday inuu shaqaaleysiin doono Afar kamid ah Dhallinyarada Maqalka Naafada ka ah

Compartilhar


Muqdisho(SONNA):-Maareeyaha Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nur (Ameriko) ayaa balan qaaday inuu dhawaan shaqaaleysiin doono Afar kamid ah Dhallinyarada Maqalka Naafada ka ah.

Maareeyaha Dekadda Muqdisho ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ururka u dhaq-dhaqaaqa ilaalinta xaquuqda dadka Maqalka Naafada ka ah ee SONAD, kuwaas oo ka warbixiyay doorka ay bulshada Soomaaliyeed ku leeyihiin iyo duruufaha ay la tacaalayan.

Maareeyaha Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nur (Ameriko) ayaa tilmaamay in had iyo jeer uu la dareenyahay dadka Baahiyaha gaarka qaba, islamarkaana uu marwalba dhiirigelin doono taallabo kasta oo lagu horumarinayo nolasha dadka Naafada ah.

 

pp⁰



Source link

spot_img

Veja também

نائب قيادة الأفريكوم يلتقي في طرابلس بـ ( الحداد – زوبي – محمود حمزة ) .

ليبيا/أمريكا/افريكوم/قيادات عسكرية/لقاءات Source link

إنشاء طريق نفق أحمد حمدي / شرم الشيخ الجديد

بطول 342 كم لتيسير التنقل وزيادة العمران وتنشيط...

Por 20 mil kwanzas jovem de 30 anos mata cunhado no Bié 

Na província do Bié, um jovem de 30 anos,...

Haddas Ertra 12 October 2025

Haddas Ertra 12 October 2025 Source link
- Advertisement -spot_img