Somália

Horjooge ka tirsan Khawaarijta oo goordhow la khaarijiyay – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Muqdisho,(SONNA):- Howlgal qorsheeysan oo goordhow ka dhacay deegaanka Mubaax ee gobalka Hiiraan ayaa lagu dilay Horjooge Cali Axmed Guure oo loo yaqaanay (Cali...

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo la kulmay Culimada Soomaaliyeed – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa kulan la qaatay Golaha Sare ee Midowga Culimada Soomaaliyeed oo booqasho ku yimid...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Saraakiisha Amniga – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Jowhar,(SONNA):- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulan diirada lagu saaray oo ay ka qeybgaleen saraakiisha ciidamada Booliiska,...

Guddi KMG ee soo xulista Baarlaanka Bariga Afrika oo shiray – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Muqdisho-(SONNA):- Guddiga ku meel gaarka ah ee soo xulista Xildhibaannada Soomaaliya ku matelaya Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika oo maanta yeeshay kulankoodii koowaad, ayaa...

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeya Munaasabadd Maalinta Calanka – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan maalinta qiimaha badan ee Calanka dalkeenna. Madaxweynaha...

Maareeyaha Dekadda oo balan qaaday inuu shaqaaleysiin doono Afar kamid ah Dhallinyarada Maqalka Naafada ka ah

Muqdisho(SONNA):-Maareeyaha Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nur (Ameriko) ayaa balan qaaday inuu dhawaan shaqaaleysiin doono Afar kamid ah Dhallinyarada Maqalka Naafada ka...

Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay laba dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Afgooye(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose ku qabtay laba dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo markii gacanta...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay madax iyo siyaasiin heer qaran ah – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA);- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa hoygiisa ku martiqaaday madax iyo siyaasiin heer qaran...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay Shirka Iskaashiga Ganacsiga  ee Dalalka Bariga Afrika oo ka dhacay magaalada Muqdisho. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo...

Guddoonka Labada Aqal ee BJFS oo Guddi Xildhibaano ah magacaabay

Muqdisho,(SONNA): Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiga soo xulista Xildhibaanadda Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika. Source...
spot_img

Popular