Somália

Guddoonka Labada Aqal ee BJFS oo Guddi Xildhibaano ah magacaabay

Muqdisho,(SONNA): Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiga soo xulista Xildhibaanadda Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika. Source...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo tegay Awdheegle oo laga xoreeyay Khawaarijta – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta kormeer ku tegay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose,...

Ciidanka Amniga oo gacanta ku dhigay Eedaysaneyaal loo haysto dil ka dhacay qaayib – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Mudug(SONNA):-Ciidamada Ammaanka ee ka howlgala Galmudug ayaa soo qabtay laba ka mid ah saddex eedeysane oo dhawaan aagga deegaanka Qaayib dil ugu geystay...

Ciidanka xoogga oo hawlgal ka dhan ah khawaarijta ka fuliyey Shabeellaha hoose – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Shabeellaha hoose(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaannada Macalinka Kunteenarka iyo Balad Aamiin ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkaan oo si hufan...

Maraykanka oo Soomaaliya ka taageeraya horumarinta haya’addaha garsoorka – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA):-Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Nidaamkeeda cusub ee Caddaaladda “Integrated Electronic Case Management System” (IECMS). Nidaamkan oo hirgelintiisa ay iska kaashanayaan...

Taliska Ciidanka Xoogga oo Digniin Adag Ka Soo Saaray Isticmaalka Calaamadaha iyo Astaamaha Ciidanka XDS – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA):-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Digniin Adag Ka Soo Saaray Isticmaalka Calaamadaha iyo Astaamaha Ciidanka XDS Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo...

Guddiga Garsoorka ee aqalka sare oo yeeshay kulan gaar ah – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA):-Guddiga Garsoorka, Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah, ayaa maanta...

Golaha shacabka oo ansixiyey gudidda xuquuqal insaanka Qaranka – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA):-Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa cod Aqlabiyad leh ku ansixiyey Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo ay maanta horgeysay Wasaaradda...

Ra’iisulwasaaraha XFS oo magacaabay agaasimeyaal guud – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta iyo Wasaaradda...
spot_img

Popular

وزير العدل يتفقد سجني النساء ونواكشوط الجنوبية

أدى معالي وزير العدل السيد محمد ولد أسويدات،...

مؤتمر طوكيو الدّولي للتّنمية في إفريقيا

بتكليف من سيادة رئيس الجمهورية الأستاذ قيس سعيد...

الدبيبة يرحب باتفاق إنهاء الحرب في غزة ويشيد بجهود كافة الوسطاء لتحقيق هذا الاتفاق.

ليبيا/الدبيبة/غزة/وقف اطلاق النار/اتفاق/توقيع/ترحيـــــب/بيـان. Source link