Taliska Booliska oo gacanta kusoo dhigay nin lagu eedeeyay inuu xaaskiisa ku dilay toorey – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Compartilhar


Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Saldhigga Garasbaaley ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane lagu magacaabo Abshir Sheekh Cabdisalaan Maxamed, kaas oo lagu eedeeyay inuu xaaskiisa ku dilay toorey.

Eedeysanaha ayaa hadda ku jira gacanta Booliska, waxaana la sheegay in loo gudbin doono maxkamadda awoodda u leh si sharciga loogu waafajiyo, sida uu sheegay Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin.



Source link

spot_img

Veja também

Une belle surprise attend votre signe !

Bonjour à toutes et à tous, chers lecteurs...

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo gaaray Dalka Jabuuti – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA);-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha...

مشروع القانون الأفقي المتعلّق بدفع الاستثمار محور مجلس وزاري مضيّق

وأكّد السّيد رئيس الحكومة في مفتتح الجلسة على...

50 نائبًا يطالبون بتسمية المناصب السيادية ( حزمة واحدة ) .

ليبيا ، مجلس النواب ، بيان ، Source link...

مزرعة قرية الأمل للزراعات المحمية

تقع في منطقة القنطرة شرق على مساحة 100...

PR não violou nenhuma norma ao condecorar signatários do Acordo de Alvor, diz analista

O analista do programa “Tribuna Livre” disse neste sábado,...
- Advertisement -spot_img