Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo gaaray Dalka Jabuuti – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Compartilhar


Muqdisho(SONNA);-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa gaaray Dalka Jabuuti, kadib martiqaad uu ka helay dhiggiisa Wasiirka Wasaaradda Diinta, Dhaqanka iyo Awqaafta ee dalka Jabuuti, Mudane Muumin Xasan Barre.

Safarka wafdiga Soomaaliya ayaa lagu xoojinayaa wada shaqeynta labada wasaaradood ee Awqaafta.

 



Source link

spot_img

Veja também

« Au nom de l’ignorance et de la bêtise, taisez-vous ! »

Dans une tribune relayée par Emedia, Cheikh Oumar...

Shir looga hadlayay xoojinta amniga xuduudaha oo Lagu qabtay Muqdisho – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA);-Shirka xoojinta amniga xuduudaha dalka ayaa maanta lagu...

رئيس الحكومة يلتقي وفدا عن مجموعة Calzedonia الإيطالية

ونوه رئيس الحكومة خلال اللّقاء بعمق وعراقة العلاقات...

تطوير ورفع كفاءة مستشفى بني سويف العام

بطاقة 397 سرير، بتكلفة 195 مليون جنية. Source link...
- Advertisement -spot_img