Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la yeeshay Xoghayaha Xafiiska Arrimaha Dibadda ee Jarmalka – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed

Compartilhar


Berlin(SONNA):-Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan doceed la yeeshay Dr. Géza Andreas von Geyr, Xoghayaha Xafiiska Arrimaha Dibadda ee Jarmalka, intii lagu guda jiray Shirka Cimilada iyo Amniga ee Berlin (#BCSC2025).

Kulanka waxaa lagu gorfeeyay xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Jarmalka ee ku saabsan Isbeddalka cimilada, dhisidda adkeysiga bulshooyinka, iyo horumar waara, taas oo muujineysa go’aanka labada dal ee ah in si wadajir ah wax looga qabto saameynta xiriirka ka dhexeeya cimilada iyo amniga.

 

 



Source link

spot_img

Veja também

- Advertisement -spot_img